Magaca ninkii isku qarxiyay Hotelka Dusit ee magaalada Nairobi oo la shaaciyay

Baarayaasha weerarkii talaadadii Al Shabaab ku qaadeen hotelka Dusit ee magaalada Nairobi ayaa aqoonsaday ninkii isku qarxiyay  hotelka kahor inta uusan bilaaban weerarkii tooska ahaa. War kasoo baxay booliiska Kenya ayaa lagu sheegay in Mahir Khalid oo kasoo jeeda magaalada Mombasa uu ahaa ruuxii isku qarxiyay Hotelka Dusit, waxa uuna ninkan katirsanaa guutada Jaysh Ayman ee … Continue reading Magaca ninkii isku qarxiyay Hotelka Dusit ee magaalada Nairobi oo la shaaciyay